KEYDMEDIA ONLINE DIB U HABEYN BAA KU SOCOTA
Wasaaradda Amniga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa war kasoo saartay hubka lala galo gudaha garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde
Mas'uuliyiinta Garoonka ayaa kulan gaar ah la yeeshay Maamuliyaasha Shirkadaha diyaaradaha, ee shaqo joojinta sameeyay Maanta.
Diyaaradda soo dhacday ayaa waxay gargaar bini'aadnimo u wadey magaaladda Beledweyne, waxayna soo dhacday waxyar kadib markii ay ka duushay saakay Garoonka Muqdisho.
Maxkamadda ayaa sheegtay in ninka la xukumay, oo 46 jir ah uu haysto mudo bil ah inuu racfaan ka qaadan karo go'aanka Maxkamadda Gobolka Banaadir, sida uu ku dhawaaqay Garsooraha Kiiskiisa xukmiyay.
Saraakiisha Garoonka ayaa sheegay in diyaaradda ay lumisay Koontaroolka, kadibna ay sameysay soo-degid deg deg ah, iyadoo aan jirin wax khasaaro ah oo soo gaarey rakaabkii saarnaa, oo kusoo jeeday Magaaladda Istanbul.
Tan iyo markii xilka laga qaadey bishii lasoo dhaafay, waxaa jiray dagaal hoose oo Farmaajo kula jiro Khayre, isagoo ka ilaalinaya inuu sameeyo kulamo siyaasadeed iyo inuu dalka ka baxo, illaa uu xilka ka wareejinayo.
Diyaaradda Turkish Airline oo bixi jirtay 10-subaxnimo ayaa maanta baxday 1-da, waxaana ninkii laga shakiyay la wareegay hay'adaha amaanka.
Horey waxaa u jiray gaadiid loo sameystay rakaabka diyaaradaha raacaya, oo inta u dhaxaysay Garoonka iyo KM4, oo wax isku jira looga qaado lacag gaaraysa $6 illaa, waxaana ka shaqeeya basaska Shirkada SAHAL.
Boqolaal kamid ah shaqaalaha ayaa dibadbax cabasho ah ka dhigay jidka dheer ee isku xira KM4 iyo Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde, iyagoo ka mudaharaaday shaqaale badan oo si aan munaasab ahayn shaqadii looga joojiyay.
Duulimaadyada caalamiga ah ee qaadka ayaa dib u bilaaban doono 8-da bishan oo ku beegan maalinta berri, oo Sabti ah, waxaana la sheegayaa in dib u furitaanka dullimaadyada lagu xiray shuruudo la xiriiro canshuur kordhin iyo ka taxadarka Feyruska Korona.
Shirka ayaa lagu shaaciyay in Duullimaadyada heerka Caalami ee dalka dib loo billaabayo Agoosto 03, 2020, sidoo kalana waxaa golohu ogolaaday Iskuulaadka iyo Jaamacadaha dalka in dib loo furo Agoosto 15, 2020.
Biyo fariisinka waddooyinka Muqdisho ayaa loo sababeynayaa bullaacadihii biyaha qaadi lahaa oo xiran farsamo xumada Injineerada dhisay awgood.