In Doorashada heerkan soo gaarto nimanbaa abaalkeeda leh

In maanta halkan lasoo gaaro, oo xildhibaanno la dhaariyo, mas’uulbaa wuxuu ubareeray, inuu dhoho: ”Maya Mudo-Kororsi!!!” iyadoo cid xilka heeysa oo ku dhiirankartaahi jirin.

Keydmedia Radio

Keydmedia Radio

TOP 10

Nuug Camel Milk
Diasporada reer Galmudug oo baaq kasoo saaray “Heshiskii” Galmudug iyo Puntland

Diasporada reer Galmudug oo baaq kasoo saaray “Heshiskii” Galmudug iyo Puntland

Diasporada reer Galmudug - Heshiiskii dhexmaray maamulka Galmudug iyo Puntland 15kii Feb. waa la akhriyey, nuxurkiisa muuqda iyo kiisa dahsoonna waa la faaqiday. In bulshada deriska ah heshiis dab ah isla galaan oo nabad lagu wada noolaad, wixii xumaadana is-tixgelin iyo is-afgarad lagu dhammeeyo waa soo dhawaynaynaa, taasoo cid walba dan u ah. In lays kaashado oo hadba dhinaca ay u dheelido laysla toosiyo, daris-wanaagna laysku dheehmo waa mid bogaadin mudan.

Qaraxa aan Dhamaan iyo Qasaaro Joogta ah!

Qaraxa aan Dhamaan iyo Qasaaro Joogta ah!

Muqdisho (Keydmedia) - Habacsanaanta Dowlada iyo ciidamada Amisom ee taageera ayaa mar walba suurta galisa in qaraxyo loo adeegsado gawaari, weeraro lagu soo afjaro ismiidaamin iyo shaqsiyaad is qarxin u bareera ay isku abaabulaan degmooyinka ay dowlada ka taliso ee magaalada Muqdisho.

Waqti kordhisashada Baarlamaanka: Waalida Wadarta!!

Waqti kordhisashada Baarlamaanka: Waalida Wadarta!!

Dr. Bashiir M. Xersi (Italy) - Baarlamaanka dawladda Islaamiga ah wuxuu ka kooban yahay 550 xildoon(xildhibaan), xilligii dawladdii dalladda qabqablayaasha ee C/laahi Yuusufna ahaa 275 xildoon(xildhibaan), tira kordhinta waxaa keenay awood qaybsigii shirkii Djibouti, ee dhexmaray habqankii Islaanka iyo haraadigii dawladdii Empegathi, wuxuuna noqday baarlamaanka adduunka ugu tirada badan, caadi ahaan dunida waxay leedahay laba gole, kuwani hal gole ayey ku dhaafeen dawladda adduunka ugu awoodda badan oo ah Maraykanka.

Sheekh Shariif oo mar kale Shaarka badalanaya

Sheekh Shariif oo mar kale Shaarka badalanaya

Dr. Bashiir M. Xersi (Italy) - Qamiis cad oo tafta ku eg gondahana aan dhaafsanayn, ama qoobka ka sarreeya, cimaamad cas oo Soomaalidu u taqaan “Abuu khaliij”, ama mid cadoo madaxa lagu hagoogto, gar dhuuban iyo gondo faydan, Aayado, Axaadiis, Janno, Shareeco, Islaan, Jihaad, Gaal iyo Muslin IWM, ayaa saab u ahaa Sh.Shariif, xilligii uu ahaa hoggaanka diinta Islaanka, si kale haddaan u dhahno wuxuu ku dahaarnaa oo ku gadaafnaa arimaha diin la moodka ah ama loo ekeysiiyey, noqdayse wax kale.

YAA DOORTAY DANLEYDA?

YAA DOORTAY DANLEYDA?

Abdulkarim Haji Seeko (Keydmedia) - Yaab, Amkaag, fajac iyo uur-ku taalo ayeey ku noqotay shacabka soomaaliyeed dhawaqii ka soo yeeray 435 shaqsi ee ku shirtay xarunta golaha shacabka khamiistii taariikhdu ay aheyd 3-Fep-2011, waxaana shacabka u cadaatay in qolkii mugdiga ahaa la qufulay furihiisiina uu lumay.

Daah ka feydida cajalkii been abuurka ay soo gudbiyeen Kooxda Shabaab + (Cod)

Daah ka feydida cajalkii been abuurka ay soo gudbiyeen Kooxda Shabaab + (Cod)

Wararkeenii hore waxaanu ku iftiiminay in Shabaab sameeyeen Cajal been abuur ah oo ay ku nabsanayeen nin muslim ah oo ay si bareer ah ugu toogeen xerada Maslax ee dhacda duleedka Magaalada Muqdisho.

Duell-kii: Shariif La Mood iyo Shariif Sakiin Round 2

Duell-kii: Shariif La Mood iyo Shariif Sakiin Round 2

By Prof. Mohamoud Iman Adan- Virginia (Keydmedia) - “Dawladdanu aniga iyo adiga ayay magan u tahay ee yaan lagaa badin. Aniguna gacansaar siyaasadeed oo wanaagsan baan la leeyahay madaxda dawladaha aan deriska nahay. Anaa ku hagi doona, iyagana kaa dhisi doona,” ayaa Shariif Sakiin ku qarsaday Shariif Axmad. “Anigu inta aan kaa aqaan ama aan kaa maqlay baa igu filan. Ciduna nooma dhexayn doonto oo talada iyo bahnimada siyaasadeedba isku-dhinac baan ka taaganahay,”ayaa Shariif Axmad hoosta ka xarriiqay.

Magac-xumo la Kala Dhaxlo Duell-kii: Lamood & Sakiin Round 1

Magac-xumo la Kala Dhaxlo Duell-kii: Lamood & Sakiin Round 1

By Prof. Mohamoud Iman Adan- Virginia (Keydmedia) - Dawladda Dhexe ee ku-meel-gaarka ah waxaa hoggaamiya labo Shariif. Madax kasta oo dawlad hoggaamisa waxay yeelan kartaa labo waji oo iska soo horjeeda, nin walbana wuxuu miciinsan doonaa wanaaggii ama xumaantii uu meel dhigtay muddadii uu madaxda ahaa.

Soomaaliya: Dal Dad waayey!!!

Soomaaliya: Dal Dad waayey!!!

Dr. Bashiir M. Xersi (Italy) - Dabayaaqadii sanadkii 2009-ka ayaan qoray qormo aan ugu magac daray ” Somalia: Wadankii Adduunku Dayacay!”, oon ku muujiyey sida dunidu uga sii jeesatay Soomaaliya, kuna tusaaleeyey sida Soomaaliya looga dheeliyey.

Shirkadaha Duulimaadka iyo Dhibaateynta Shacabka (Baaritaan Muhiim ah)

Shirkadaha Duulimaadka iyo Dhibaateynta Shacabka (Baaritaan Muhiim ah)

Nidaamka ganacsi ee ku saleysan Dhiig miiradnimada Soomaaliya mudadanba waxa uu ka ahaa mid iska caadi ah, waxaana bulshada koox walba oo meel isugu tagta magaca ay doontaba ha sheegatee ay ku heshiiyeen sidii loo dhibaateyn lahaa bulshadan daalan ee diifta iyo darxumada ay la dageen.

Farmaajo: Macsalaamo Soomaalinimo?!!

Farmaajo: Macsalaamo Soomaalinimo?!!

Kulankii golaha Ammaanka ee Qaramada midoobay ugu soo dhamaaday magaalada New York ee Dalka Maraykanka ee uu ka qeybgalay R.wasaaraha dowlada KMG ah Max’ed C.llaahi Farmaajo ayaa waxaa ka soo baxay ifafaalo cad oo muujinaya in la doonayo dunida magaca Soomaaliya in laga tirtiro.