KEYDMEDIA ONLINE DIB U HABEYN BAA KU SOCOTA
Maxamed Cabdulaahi Maxamed ‘Farmaajo’ waa Madaxweynihii 9aad ee Jamhuuriyadda Soomaaliya. Maxamed Cabdullaahi Farmajo waxa uu ku dhashay Caasimada Muqdisho sanadkii 1962-dii. Waxa uu dugsiga dhexe uga baxay iskuulka 1-da Luuliyo, kan sarena wuxuu ku qaatay dugsigii farsamada gacanta ee Lafoole.
Faramaajo waa aqoonyahan Soomaaliyeed oo muddo dheer deganaa magaalada New York ee dalkan Maraykanka. Wuxuuna horey usoo noqday Ra’isul Wasaare laga soo bilaabo Nofeembar 2017 ilaa Juun 2011 waana aasaasaha ahan Xoghayaga-Guud ee Xisbiga Tayo.
Kani waa bogga ‘Farmaajo’ ee Keydmedia Online
Wasaaradda Arrimaha Dibadda ayaa sheegtay in dadka ay xayiraadda safarka kusoo rogtay ay isagu jiraan Mas’uuliyiin hore iyo kuwa hadda xafiiska jooga, taasoo iftiimanaysa liiska KON heshay.
Xayiraadda ayaa lagu ciqaabayaa kuwa carqaladeynaya doorashadda, waxaana ku jira Farmaajo, Mursal iyo kuwa kale oo dowladda katirsan, kuwaasoo aan rabin in dalka dowlad cusub yeesho.
Safiirka Imaaraadka Maxamed Axmed Cuthmaan, oo Garoonka ku gudoonsiiyay Rooble gargaarka, ayaa sheegay in dowladii ay caawinaysaa dadka abaarta saameysay Koonfurta dalka Soomaaliya.
Farmaajo ayaa Madaxda Dowlad-goboleedyada dalka ku adkeeyey hirgelinta jadwalka doorasho ee ay isla qaateen, isagoo aan soo hadal-qaadin Rooble.
Madaxweynaha mudo-xileedkiisu dhamaadey, ayaa labo jeer sameeyay isku-day afgembi, oo dhicisoobey, waxaana wali ku taagan yahay damiciisa inuu xukunka xoog ku haysto.
Ciidanka ayaa lagu amray inaysan ka amar qaadan karin Farmaajo, maadaama uu rabo inuu dalka ku burburiyo, oo ku afduubo doorashadda dalka.
Duqa Boosaaso ayaa dhawaan sheegay in Ciidanka Gogor ay ka dagaalamayaan magaaladda, iyagoo caawinaya taliyihii PSF-ta ee xilka laga qaadey bishii hore.
Turkiga ayaa kamid ah dowladaha sida weyn u taageera Farmaajo, oo hub iyo Ciidan siiyay, kaasoo dalka iyo dowladnimada lagu dumiyay.
Hooyooyin Soomaaliyeed baa wali ilinta ka daadanaysa, kuwaasoo carruurtiisa ay ku koriyeen, waxba ku bareen dal burbursan, oo dagaallo ka socdaan, kuwaasoo xiligii ay arki lahaayeen miraha tacabkooda la dilay.
Farmaajo, ayaa hore u diiday in 16-ka kursi ee taalla Garbahaarrey loo wareejo Kismaayo, hayeeshee, sida xogtu tilmaameyso dhibaato kuma qabo, haddii 25 kursi ee Baladweyne loo wareejiyo Jowhar.
Farmaajo ayaa kursiga si sharci-darro ah ku fadhiya Kursiga Madaxweynaha mudo 10 bilood ah, iyadoo aan muuqan rajo inuu si nadiif ah ku wareejin doono.
Markastoo la gaaro xiliga kala-guurka, Madaxda xiligaas joogta waxay sameeyaan musuq-maasuq hantida dowladda iyo dhulka danta-guud ee ku yaalla Caasimadda.