KEYDMEDIA ONLINE DIB U HABEYN BAA KU SOCOTA
Wuxuu kaloo sharraxay in al-Shabaab, oo xiriir la leh Al-Qaacida, ay ka mid tahay 'kooxaha argagixisada ugu kobaca badan, ugu qanisan, uguna dilaasan adduunka.'
Liiska Magacyada wali ma aysan shaacin dowladda Mareykanka, balse waxaa jira warar sheegaya inay madaxda isagu jiraan kuwa hadda jooga iyo kuwa hore.
Ciidanka Mareykanka ayaa laga saarey Soomaaliya 14 bilood kahor, waxaana la geeyay dalalka Jabuuti iyo Kenya, oo saldhigyo ku leeyihiin.
Labo sano ayaa kasoo wareegatay weerarka Manda Bay, oo ahaa midkii labaada oo ugu khasaaraha badan oo Mareykanka Ciidankiisa ku sugan Afrika lagu qaado sanado dhowr ah.
Dib u dhaca ku yimid doorashada Soomaaliya ayaa horseedaya xasilooni darro siyaasadeed, oo khatar ku ah guulaha laga gaaray dhanka amniga waxayna hoos u dhigaysaa horumarka dhaqaalaha.
Wasaaradda Arrimaha Dibadda ayaa sheegtay in dadka ay xayiraadda safarka kusoo rogtay ay isagu jiraan Mas’uuliyiin hore iyo kuwa hadda xafiiska jooga, taasoo iftiimanaysa liiska KON heshay.
Xayiraadda ayaa lagu ciqaabayaa kuwa carqaladeynaya doorashadda, waxaana ku jira Farmaajo, Mursal iyo kuwa kale oo dowladda katirsan, kuwaasoo aan rabin in dalka dowlad cusub yeesho.
Maamulka Muuse Biixi ayaa qiimo kasta ku bixinaya aqoonsiga, iyadoo dhawaan uu Itoobiya siiyay Dekadda Saylac, taasoo ku bedelatay in Safiir loo soo diro.
Waa diplomaasi mudo kasoo shaqeeyay Africa, isagoo soo noqdey safiirka Mareykanka ee dalalka Jabuuti iyo Mauritania.
Duqeymaha waxay u diidayaan Al-Shabaab inay hesho fursad ay isku abaabusho, oo ay ku qorsheyso weeraro, kuna tababarto dagaalyahanno cusub, dhanka kale, Mareykanka ayaa duqeymihii uu Soomaaliya ka geystay sanadihii lasoo dhaafay ku laayay shacab badan oo rayid ah.
Tallaabadan ayaa ka dambeysay kadib markii Trump uu amar ku bixiyay in Ciidanka Mareykanka laga soo qaado Soomaaliya.
Go'aankan ayaa yimid kadib markii dhawaan Sarkaal katirsanaa CIA lagu dilay qarax ka dhacay degaanka Gandershe, ee duleedka Muqdisho.