KEYDMEDIA ONLINE DIB U HABEYN BAA KU SOCOTA
Waxay suxufiyiinta Muqdisho sameeyeen shalay dibadbax ay ku dalbanayaan in lagu soo daayo C/llaahi Kulmiye, maadaama uusan gelin dembi, islamarkaana maxkamad soo eedeynin.
Jaamaca aya horey uga mid ahaa Kooxa argagaxisadda Al-Shabaab, wuxuuna kusoo biiray dawladda xiligii Xasan Sheekh, oo laga dhigay diblomaasi katirsan Safaaradda Soomaaliya ee Turkiga.
Waxay ka kala yimaadeen xaruumaha warbaahinta madaxa-banaan ee Muqdisho, iyagoo codkooda isagu geeyay baaqa in lasoo daayo Wariye C/llaahi Kulmiye oo NISA u xiran.
Taliyaha ciidamada Booliiska ee dowladda federaalka, Genaral Cabdi Xasan Maxamed Xijaar ayaa soo saaray wareegto uu xilka uga qaaday taliyeyaal ciidanka booliska gaar ahaan saldhigyada degmooyinka, sidoo kalena wuxuu soo magacaabay kuwa cusub oo lagu baddalayo.
Warkan ayay NISA kusoo beegtay xili dalka maanta uu xusayo sanad-guuraddii 3aad ee qaraxii Zoobe, kaasoo ay ku dhineen shacab badan oo Soomaaliyeed.
Shirkaan ayaa daba socdo booqasho uu dhawaan Madaxweyne Farmaajo ku tegay magaalada Asmara.
Keydmedia Online ayaa ah warbaahintii ugu horeysay oo shaaca ka qaadey in Eritrea ay usoo dirtay Muqdisho Ciidamo badan oo Sirdoon ah oo dalkeeda kusoo tababartay.
Fahad Yaasiin ayaa xiriir dhaw kala dhaxeeya Al-Shabaab, waxaana lagu eedeeyay in Saraakiil katirsan Kooxdan uu u fudueeyay inay kamid noqdaay NISA.
Al-Shabaab ayaa si aad ah u dhex-gashay hay'adaha dawladda, gaar ahaan kuwa amniga, iyadoo hore ay shaqaale dawladeed ay u fuliyeen weeraro iyo falal amni darro.
Dhowr jeer oo hore ayuu Farmaajo booqasho ku tagey Asmara, waxaana uu ka dhigtay Eritrea saaxiibadda ugu dhaw ee uu ku leeyahay Geeska Africa.
Mas'uuliyiinta Garoonka ayaa kulan gaar ah la yeeshay Maamuliyaasha Shirkadaha diyaaradaha, ee shaqo joojinta sameeyay Maanta.
Farmaajo ayaa lagu xasuusin doonaa dowladdiisa inay ahayd midii ugu xumayd xoriydda hadalka iyo warbaahinta madaxa-banaan caburisay.