Dagaaladii Sokeeye: Maxaa Been laga sheegay!

Waxaa laga soo gudbay Xiligii kutiri-kuteen iyo “Saas baa la yiri” oo aan sal iyo raad toona laheyn oo la’isla dhexmari jiray, lagana xaqiiqa been sheegi jiray Dhacdooyinka Taariikhiga ah ee soo maray Bulshada Soomaaliyeed.

Keydmedia Radio

Keydmedia Radio

TOP 10

Nuug Camel Milk
Muqdisho: Ma hakan howlihii waxbarashada (DAAWO Exclusive Video)

Muqdisho: Ma hakan howlihii waxbarashada (DAAWO Exclusive Video)

Inkastoo Dalka uu mudo ku dhaw 20-sano dhex maquuranayo bur bur iyo dhibaato laga dhaxlay Dagaalada wajiyada kale duwan leh ayaa hadana waxaa xusid mudan in horumarka halkiisii uu ka sii socdo.

Soonbaa soo dhaw , iidaa soo dhaw, dadweynaa faraxsan , ganacsataa faraxday!!!

Soonbaa soo dhaw , iidaa soo dhaw, dadweynaa faraxsan , ganacsataa faraxday!!!

Dr. Ismail Malaas - NairobiDadka Muslimka ah ee dunida oo idil waxay si dhab ah qotana dheer ugu farxaan soo galitaanka bisha Ramadaan, Iidul fidriga iyo Iidul adxaha oo ah labada iidood ee rasmiga u ah islaamka.

XORIYADDA SAXAAFADDA IYO MARXUUM CABDULAAHI CIISE MAXAMUD  (QEYBTII 4-AAD)

XORIYADDA SAXAAFADDA IYO MARXUUM CABDULAAHI CIISE MAXAMUD (QEYBTII 4-AAD)

Dr. Ismail Malaas - NairobiDadka daafaca xoriyadda saxaafadda yaa horseed u ahaa?

MADAXWEYNEYAAL

MADAXWEYNEYAAL

Soomaalida dhaqan ahaan waa bulsho war ku nool ah, isla markaana aanay suurta gal aheyn in ay ka aamusaan wax walba oo ay arkaan, waxaana u caada ah dhaliil joogta ah wallow xiliyada qaar dad aan badneyn la arko iyaga oo amaan-sidayaal ah.

XORIYADDA SAXAAFADDA IYO MARXUUM CABDULAAHI CIISE MAXAMUD  (QEYBTII 3-AAD)

XORIYADDA SAXAAFADDA IYO MARXUUM CABDULAAHI CIISE MAXAMUD (QEYBTII 3-AAD)

Dr. Ismail Malaas - NairobiIntii shirka Kenya ee Eldored iyo Imbegati socday, ayaan nin ka mid ah dadka Soomaaliyeed ee lagu Sheego “others-ka” ku iri “ ma sidaas ayaa ogolaatay?, mise waxaad raacdeen aragtidii Michiavelli, ee qarniyadii dhexe ee ku qorneed Buugiisii (IL PRINCIPE) ama La politica ee uu ku oranayay “LA FINE GIUSTIFICA ELMEZZO” taasoo macnaheedu yahay ujeedada ayaa ka weyn habka loo marayo.

Arimaha Soomaaliya: Hal loo qeybiyay Eber

Arimaha Soomaaliya: Hal loo qeybiyay Eber

By Abdulkariim Haji Seeko Dadka inta badan ku caana maala cilmiga xisaabta waxa ay sheegaan in la heli karo xal sugan marka leyso qeybinayo tirooyin maangal ah oo la’eysla fahmi karo, laakiin qubarada waxa ay caalwaa iyo mid waqti lumis ah ku tilmameen tira loo qeybiyay ZERO, iyagoo sheegay in xalkeeda aan sinaba loo heli Karin.

RAMADAAN KARIIM

RAMADAAN KARIIM

Waxaa bilatay bil kheyr iyo sharaf badan tasoo ah Bisha Barakeysan ee Ramadaan, Warbaahinta Keydmedia oo ujeedooyinkii loo aas-aasay ay ka mid aheyd ku waceyi galinta buslhada ficilada u hogaaminaya dhanka wanaaga waxa ay go’aansatay in ay idiin soo gudbiso Warbixintan oo ku saabsan fadliga Bisha Ramadaan iyo faa’idooyinka laga dhaxli karo.

BAARLAMAANKA MA INNA XASAN AADAN BAA LEH? (QEYBTA 2AAD)

BAARLAMAANKA MA INNA XASAN AADAN BAA LEH? (QEYBTA 2AAD)

Dr. Ismail Malaas - NairobiQeybtii-2-aadMadaxweyne Shariif waxa uu ka mid ahaa Maxkamadihii 2006-dii ee qabqablayaashii dagaal eryay, intii lagu guda jiray dhidiba u aasida xukunka cusub qaladaadki uu galay waxaa ka mid ahaa markii Dukaamada iyo Stero-yaashii ku yaalay Muqdisho la burburinayay iyadoo waxyaabo taariikh ah ay yeeleen halkaasi, madaxweynaha Ciidamadii Maxkamadaha ee halkaasi tagay ayuu la socday, Ciidamadaasi waxaa ku jiray kuwa si qarsdoodi ah Niyada ugu hayay in ay sidii Daalibaan u shaqeeyaan iyo kuwa kale oo nidaam ka duwan kaa ku shaqeynayay.

Jaziirada Walaaca

Jaziirada Walaaca

Sh. M. EL-Aadam IdbacDadka Cilmiga Juquraafiga ku xeeldheer jaziirad waxa ay ku sifeeyaan dhul yar oo ay dacalada biya ka wada xigaan, laakiin Jaziirada aynu manta ka hadleyno waa mid ka duwan jaziiradihii aynu naqaanay ee caalamka.Tani waxay ku taalaa Caasimadii Soomaaliya ee Muqdisho, waxa ayna ku fadhidaa dhul baaxad leh oo bari samaadkii Caan ku ahaa isu imaatinka bulsho iyo waliba gooba waxbarasho.

BAARLAMAANKA MA SHARIIF XASAN AADAN BAA LEH?

BAARLAMAANKA MA SHARIIF XASAN AADAN BAA LEH?

Dr. Ismail Malaas - NairobiQof walba oo xil ka qabta meel ama Hey’ad muunadeeda ama heybadeeda leh sida Baarlamaanka Xukuumadda ama Madaxweynaha Jamhuuriyadda “Jaahil kastuu” ahaado ama aqoon sare ha lahaadee wuxuu ka tagaa erayo taariikhda gala isagoon is ogeyn.

SIRTA GUUSHA; SIDEE GUUL LOO GAARAA??

SIRTA GUUSHA; SIDEE GUUL LOO GAARAA??

Dr. Ahmed Abdulahi, Germany Nin layiraahdo Dr. Richard wuxuu yiri, maalin ayaan Diyaarad saaraa, agtaydana waxaa fa- dhiday gabar yar oo dhigata skoolka sare, kana soo jeeda qoys Faqiir ah. Waxayna aadna u jeclayd inay wax ka badasho dhibka haysta qoyskeeda. Waxayna iwaydiisay; sidee loo gaaraa Guul?? Ana waxaan dareemay xanuun badan, maxaa-yeelay ma awoodin inaan siiyo jawaab sax ah oo tafa tiran. Waxaan go-aansaday in markaan Diyaaradii ka dago aan raadiyo dad gaaray Guul iyo Horumar, aana weydiiyo sidee loo gaaraa Guul? 7sano kadib iyo 500, oo waraysi oon ka qaaday dad guulo sare gaaray waxaa iisoo baxday in guul lagu gaaro arimahan soo socda: