Dagaaladii Sokeeye: Maxaa Been laga sheegay!

Waxaa laga soo gudbay Xiligii kutiri-kuteen iyo “Saas baa la yiri” oo aan sal iyo raad toona laheyn oo la’isla dhexmari jiray, lagana xaqiiqa been sheegi jiray Dhacdooyinka Taariikhiga ah ee soo maray Bulshada Soomaaliyeed.

Keydmedia Radio

Keydmedia Radio

TOP 10

Nuug Camel Milk
Da’yartooy Digniin: Dirirta Qabyaaladda iyo Dagaal Diimeedka!!!

Da’yartooy Digniin: Dirirta Qabyaaladda iyo Dagaal Diimeedka!!!

Dr. Bashiir M. Xersi - ItalyUbadku waa isku nabaha qoyska iyo bulshada, waa ildoogsiga maanta(waqti xaadirka) iyo rajada aayaha(mustaqbalka), waa ashqaraarka indhaha iyo farxadda uurka, haddaba qormadeenna waxaan ku eegaynnaa ubadka iyo ababintooda, waxaan kaga nasanaynaa siyaasadda iyo saadilteeda sina loo bixin waayey, waxaan isku dayeynaa inaan si kooban u dalmarno, maadaama uu yahay mawduuc aad u ballaaran, una baahan baaritaan iyo xogdheer, ayna wehliso goobjoognimo iyo garaaddo goyn, haddana dhaqanku waa dhaqankii, dhallaankuna waa Innagoo weynaannay, waxaan ku cabirayaa wixii naga muuqda ee soo ifbaxa!.

WAA RIYOODAY!!!

WAA RIYOODAY!!!

Dal dayacan, dad aan laga fakarin, hogaano daneeysi ku dhisan iyo danley daris ah oo aan dooneyn horumarka Dalka ayaa ku hareereysan Xiligan Soomaaliya, waxaana taas cadeyn nooga filan sii kala qeybsanka dhinacyada Siyaasada iyo waliba hamiga daris ku sheega ay leedahay Soomaaliya.

TALISKII CALI GAROOBKA!!!

TALISKII CALI GAROOBKA!!!

Mogadishu ( keydmedia.net )Mudo ku dhaw lix sano waxaan maqalnaa magaca ah Dowlada Soomaaliya iyo maamul deegaameedyo ku mataaneysan oo ku faana matalaad qaran iyo shacab Soomaaliyeed.

Deegaan Faquuq (QEYBTA 2AAD)

Deegaan Faquuq (QEYBTA 2AAD)

Akhristayaal sida aan idinkugu balan qaadnay Qormadii tan ka horeysay waxaan daba gal iyo baaritaan ku heynaa talaabooyinkii deegaan faquuqa ahaa ee uu shacabka ka soo jeeda koonfurta Dalka ay kula kaceen Maamul Deegaameedka Bari iyo Nugaal.

DEGAAN FAQUUQ

DEGAAN FAQUUQ

Taariikhdu waa ma hadho diiwaan galisa dhacdooyinka., Waxaa hubanti ah in talaaba walba oo uu aadanaha qaado horumar iyo dib u dhac intuba ay diiwaanka gali doonto mustaqbalkana la kala Saari doono xaq iyo baadil.

DHAQANKA IYO NOLOSHA SOOMAALIYA EE LAGU MUUJIYEY SAWIRRO FARSHAXANNADEED

DHAQANKA IYO NOLOSHA SOOMAALIYA EE LAGU MUUJIYEY SAWIRRO FARSHAXANNADEED

Hashaan waa Qarankii Soomaaliyeed. Waxa saaran waa: Hantidii Qaranka. Ninka Hoggaanka haya waa: Hoggaamiyahii Qaranka. Ninka midida Caasha ka suraya waa. Hoggaamiyahii Qaranka.Kuwo way burburinayaan.kuwo wey Bililiqeysanayaan. Kuwo wey Badbaadinayaan.Golol Art Gallery 1988HogganAsle:Ciilmidheere iyo Cali Saciid

LAGUYE MAS BAA HADLAY!!!!!!

LAGUYE MAS BAA HADLAY!!!!!!

Tan iyo markii Dunida la uumay yaabka waa uu sii tixnaa, isla markaana marba marka ka danbeysay waxaa la arkayay mid ka daran kii hore .Waxaan maqalnay sheekooyin ku saabsan waayadii xuriyada, waxaan aqrinay taariikh la xiriirta talisyadii Rayidka iyo Milatari ahaa ee xukunka Dalka isaga danbeeyay, waxaan u soo joognay 20-sano burbur baa’ba iyo halaaga ah.

Burcad badeeda oo waji Cusub la soo Baxday

Burcad badeeda oo waji Cusub la soo Baxday

Mudooyinkanba dunida waxa ay si weyn isha ugu heysay arinta la xiriirata falalka burcad badeeda Soomaalida, waxaana ay taasi suurta gal ka dhigtay in dalalka caalamka ay u soo kala tartamaan boobka kheyraadka dhex ceegaaga badweynta Soomaaliya, waxaana taasii daliil u ah markiibta shisheeya ee maalin walba isa soo tubeysa Xeebaha Dalka.

Muqdisho iyo lacagta cusub

Muqdisho iyo lacagta cusub

Labaatan sano oo Dowlad la’aan iyo dagaal ah oo dhaxalkooda oo noqday geerida shacabka iyo barakacooda ayeey Soomaaliya soo martay isla markaana wali wax is badal ah kama dhicin.

Xanta Xamar

Xanta Xamar

Somaalida waxaa lagu xantaa in ay tahay bulsho hadal badan isla markaana waxa walba oo ay aragto si un wax uga sheegto.Todobaadkii hore Magaalada Muqdisho waxaa ka bilowday Dagaal u dhaxeeya dhinacyada isugu awood sheeganaya gacan ku heynta Magaalada, waxaana dagaalkaasi markii ugu horeysay aaga hore ee dagaalka lagu arkay Shariif Shiikh Axmed oo ah Madaxweynaha hada talada haya, waxaana badanka dadka reer Muqdisho markii dhawaqaasi dhagahooda uu gaaray ay xasuusteen waayadii Maxakamadaha iyo sanadkii 2006-dii siday xaaladu aheyd.

Maxaa Xiga ?

Maxaa Xiga ?

Soomaaliya waxaa loo tiriyaa in mudo nus qarni ah ay xor aheyd isla markaana ay ka madax banaaneed gumeysi, waxaana gugii 50-aad uu u buuxsamay bishan.Tan iyo xiligaa Dalka waxaa isaga danbeeyay maamulo magacya kale duwan leh, waxaa la soo maray 9- sano oo xukuumad rayid, 21 Sano oo xukun milatari ah iyo ku dhawaad 20 sano oo looma dhama ah.