Dagaaladii Sokeeye: Maxaa Been laga sheegay!

Waxaa laga soo gudbay Xiligii kutiri-kuteen iyo “Saas baa la yiri” oo aan sal iyo raad toona laheyn oo la’isla dhexmari jiray, lagana xaqiiqa been sheegi jiray Dhacdooyinka Taariikhiga ah ee soo maray Bulshada Soomaaliyeed.

Keydmedia Radio

Keydmedia Radio

TOP 10

Nuug Camel Milk
Keydmedia

Keydmedia"Hanbalyo munaasabadda Iidul Fidriga darteed”

Muqdisho(Keydmedia) Maamulka Warbaahinta keydmedia ayaa shacabka Soomaaliyeed ee ku nool dunida daafaheeda u diray hanbalyo ku aadan munaasabadda Iidul Fidriga.

ALLOW YAA I WAREESTA!!!

ALLOW YAA I WAREESTA!!!

Xamar baa ley yiraa, xoga ogaal ayaan ahay, xogbadanna waan hayaa, xusuustana ma beylihin allow yaa i wareesta!! oo warar iga duubo geeyana dunida daafaheeda eraydaas waxaan ka soo xigtay magaalada Xamar oo xaaladeeda xiligan ay aad u qalafsantahay.

BOGGA KEYDMEDIA OO DIB U HABEYN LAGU SAMEEYAY

BOGGA KEYDMEDIA OO DIB U HABEYN LAGU SAMEEYAY

Aadanaha Dunida ku nool tan iyo waagii la abuuray wuxuu ku jiray riyo, waxaana mar walba oo uu hubsado gaarista yool uu hadana sii sahansadaa wadiiqada xigta iyo sidii uu u sii adkeyn lahaa guusha uu gaaray.

Xiriirka Al-Shabab-Hisbul-Islam iyo R.Wasaaraha Soomaaliya Mr.Cumar C/rashiid

Xiriirka Al-Shabab-Hisbul-Islam iyo R.Wasaaraha Soomaaliya Mr.Cumar C/rashiid

Siyaasadda sirgaxan ee Soomaaliya marka si hoose aad u eegto waxaa kuu muuqanaya waxyaabo lagu jahwareeri karo isla markaana fahamkooda uu aad u adagyahay , taasina waxaa ugu wacan ragga hor booda Siyaasadda Soomaaliya oo ah kuwa aan u bisleyn siyaasadda isla markaana mudo ku caana maalay dhaqanka NGO-yada ee laba canleynta ku dhisan.

Shirkada SKA oo la wareegi doonta Dekadda Muqdisho

Shirkada SKA oo la wareegi doonta Dekadda Muqdisho

Warar lagu kalsoon yahay oo aan ka helnay ilo ku dhodhow madaxtooyada ayaa waxa ay sheegayaan in maalmaha soo socda la bedeli doono maareeyaha dekedda muqdisho oo lagu magacaabo Xasan Maxamed Cali, laguna bedeli doono nin ganacsade ah, ee ka mid ahaa ganacsatadii gacanta ku haysay dekedda macmalka ah ee Ceel-Macaan, oo la yiraahdo Sayid Cali Macallin Cabdi ahna nin ay aad isugu dhow yihiin Abuubakar Cumar Caddaan, Eenow iyo Khadiijo Cosoble.

XORIYADDA  SAXAAFADDA IYO MARXUUM CABDULLAAHI CIISE MAXAMUUD (QEYBTI 5-AAD)

XORIYADDA SAXAAFADDA IYO MARXUUM CABDULLAAHI CIISE MAXAMUUD (QEYBTI 5-AAD)

Dr. Ismail MalaasQoraaga, kan idaacadaha la maqlo iyo kuwa leyska arkaba ka shaqeeya xuquuqdiisa waa in la kafaala qaado, oo ururadaan jagooyinka ku diriraya ay u halgamaan xuquuqdooda, xittaa hadii ay kala mabaadii iyo kala axsaab yihiin, sidoo kalena waa fanaanka iyo kaatibka, (The writer) sababtoo ah in laga hortago halista xirfadahan ka soo gaari karta awoodda (Il potere) ama maalqabeenada. Waxaa wehliya intaas halisha baaritaanka wararka ha noqoto mid dabiici ah, mid bulshadeed ama qadar iyo iraado Eebbe ah.

MARXUUMAD BANAAZIR BU’UUTU MAXAY KA TIRI JIHAADKA IYO ARGAGIXISKA?

MARXUUMAD BANAAZIR BU’UUTU MAXAY KA TIRI JIHAADKA IYO ARGAGIXISKA?

Dr. Ismail MalaasAad iyo aad ayeey ii xanuunjisay murug iyo carana iigu ridday argagixisada ka dhalatay Soomaaliya iyo gaangiska sheeganaya in ay khubaro ku yihiin diinta Islaamka , dunida oo dhanna ay jihad ku qaadayaan si ay u faafiyaan diinta xaniifka ah ee Islaamka dunida oo dhan, ayna dunida oo dhan ka dhigi doonaan “Khilaafad Islaami ah”, fikradaasu waxay la mid tahay fikradii hooga iyo halaaga wadatay ee Adlof Hitler-kii Jarmalka, qoreyna buug uu ugu magac daray “Halgankeygii” isagoo sheegay in dunida siiba qaaradda Yurub aanay jiri doonin isirka Jarmalka mooyaane .

Mashaqada Muqdisho: Muran Mutaxan iyo Madfac

Mashaqada Muqdisho: Muran Mutaxan iyo Madfac

Oodqaad.Muranka Baarlamaanka.Khilaafka Madaxada Dawladda.Maalinta Badar.Duqaynta Dadweynaha.Xilka Culimada.Gunaanad.

HIIRAAN HA DILINA SHARAFTEEDII IYO TAARIIKHDEEDII WADANINNIMO

HIIRAAN HA DILINA SHARAFTEEDII IYO TAARIIKHDEEDII WADANINNIMO

Dr Ismaaciil MalasWaa markii ugu horeysay waayahan damboo dhan aan ficilo jufannimo aanay jufooyin Soomaaliyeed ka muuqan, ama ka maqal u hiilinteeda waayahan danbe ee dhaw markii aan idaacadaha VOA iyo BBC ay 22-kii August 2010 ay sii daayeen codka Max’ud Cabdi Gaab oo isku magacaabay madaxweynaha maamul gobaleed loo baxshay Hiiraan State.

Qorshaha Gaandi Ee Amuume & Haragdaamooyinka Horyaala

Qorshaha Gaandi Ee Amuume & Haragdaamooyinka Horyaala

(wadanka.com) Tan intii Ciidamada lagu uruuriyay degaanka Amuume, ay dhameysteen tababaradii loogu talo galay isla markaasna la diyaariyay saadkoodii & sahaydii ay ku dagaal geli lahaayeen, iyadoo sidoo kale la dhisay maamuladii degaanada Jubooyinka hagi lahaa, sida Gudoomiyeyaashii degmooyinka, Taliyeyaal ciidan, aqoonyahano, ururo bulsho rayid iyo waliba xubno ka kooban gole gurti odayaal oo tiradoodu tahay 69 xubnood.

Shalay Hotel Shaamow maantana Muno + (Daawo Video)

Shalay Hotel Shaamow maantana Muno + (Daawo Video)

Taariikhda waa silsilad isbada joog ah, diiwaan galisana dhacdooyinka waayaha iyo sida waqtiga ay u saameeyaan, Soomaaliya 20-sano waxa ay ku soo jirtay bur bur iyo dagaalo taasina waxay sababtay in liiska hore ay ka gasho Dalalka loogu yeero kuwa fashilmay.